Madbacada Hiil Press

Qammaamuurtii Muslimiinta Qarnigii 20aad

68 left in stock
$7.00
Maxamed Iqbaal [Cajami leh Laxan Xijaasi ah ]
Maxamed Cabdalle Daraas.[Mucaashaqii Qur'aanka ]
Maalik Bin Nebi [Faylasuufkii Ilbaxnimadda Islaamka]
Ismaaciil Al-Faaruqi [Sidihii Walbahaarka Barri iyo Galbeed]
Cali Cisat Bigoofeeti [Islaami leh Damiir Aadaminimo]
Maxamed Asad [Raacdeeyihii Diinta Ibraahimiyada]
Maxamed Xamiidullaah.[Caabudkii Mixraabka ku ooyey]
Toddobadan qammaamuur waxa uu qoraagu ka soo xushay aqoonyahannadii iyo mufakiriintii Muslimiinta ee Qarnigii Labaatanaad, isaga oo saddex halbeeg xeerinaya: kulminta labada saqaafadood ee bari iyo galbeed, faham iyo mawqif sharciya iyo xeeldheerida aragtida iyo halalaca ruuxda.
" Waxaan rajaynayaa in cutubyadani ay ka caawiyaan dhallinyarada Muslimiinta ah—ee u hanqaltaagaya dabaqabashada geeddi-socodka ilbaxnimada Islaamka—weelayn kooban oo ku aaddan nolosha maqaawiirtan, dabeedna qaar ka mida aragtiyihii waaweynaa ee ay curiyeen, laga yaabee in arrinkaasi ku boorriyo inay baadhaan in badan oo ka mid ah miidda aragtiyihii ay buugtooda noogu waariyeen iyo waaya’aragnimada ku sugan sooyaalkoodii nololeed

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.